Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
3rd February 2025 admin
Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen labada dhinac. “Labada Madaxweyne ayaa waxay isku …
3rd February 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda dagaal ee Ceerigaabo Guddi dhex-dhaxaadin ka waday beelo dagaal uu ku dhex maray magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno hoosatga ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay wada qaateen baaqyada nabadda, islamarkaana dhowaan lasoo gebagebeyn doono colaadda.…
3rd February 2025 admin
Muxuu Madaxweyne Farmaajo ogaaday e uu kà cararay Lugooyaddii la joogtay oo madaxweynha iyo beeshiisa is nacsiisay Ma laga yaabaa in madaxweyne Farmaajo ogaaday cadaymo dilal Muqdisho ka dhacay iyo Mooryaanimo magaciisa lagu sameeyey …
3rd February 2025 admin
Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed. …