Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoysaska, qarabaddii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee hooyo Khadra Khaalid Maxamed Naaleeye, oo maanta ku geeriyootay magaalada Addis Ababa, Ethiopia Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu …

4th May 2025 admin
Ciidamada Puntland oo ajaaniib ka xir-xiray Boosaaso Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen iyo Suuriya oo magaaldaasi dagagnaa, kuwaasi oo qaarkood ganacsiyo …

4th May 2025 admin
Hal sabab oo la sheegay inaysan u dhiman Homboboradii ku soo caariday xeebaha magaalada Boosaaso Mowjadaha badda ayaa xeebta ku soo tufay in ka badan 100 xabo oo ah xayawaanka nooca loo yaqaanno Hombobarada oo ka mida noolaha ku nool …

4th May 2025 admin
Gudiga Taakulaynta Ciidanka Dowladda Puntland oo shir Jara’id ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ayaa ka Warbixiyey Waxyaabaha U qabsooomay tan iyo intii Madaxweynaha Dowladda Puntlad Mudane Saciid Cabdullaahi Deni uu Magacaabay …