Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Dadweynuhu wa in ay ciidanka shaqadooda faraha uga qaadaan aysana daba gelin ciidanka hubinaaya Dadka soo galay dalka ee ajaaniibta ah” Wasiiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa qayb libaax ka qaadanaya wacyi gelinta Bulkshada Caalamka iyo kuwa ree Puntlandba. …

4th May 2025  admin  

Dadka reer Ceerigaabo waa is difaacayaan Dawladooduna diyaar bay u tahay” …

4th May 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoysaska, qarabaddii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee hooyo Khadra Khaalid Maxamed Naaleeye, oo maanta ku geeriyootay magaalada Addis Ababa, Ethiopia Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu …

4th May 2025  admin  

Ciidamada Puntland oo ajaaniib ka xir-xiray Boosaaso Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen iyo Suuriya oo magaaldaasi dagagnaa, kuwaasi oo qaarkood ganacsiyo …