Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025 admin
Jaaliyadda Puntland ee dalka Sweden ( PUNTLAND DIASPORA SWEDEN) ayaa qabatay kulan weyn oo lagu taageerayo dowlada Puntland iyo Ciidamada Difaaca Puntland Dagaalka kula jira khawaarijta Daacish. kulanka waxaa khadka taleefanka kaga qaybgalay Wasiir Dowlaha Wasaarada Qorshaynta Puntland Mudane Farax …

4th May 2025 admin
“Waxa loo baahan yahay doorashooyin loo dhan yahay…” – Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson oo la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka DFS, kuwaa oo qorshaynaya doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu muransan yahay. All reactions: …

4th May 2025 admin
Maxey tahay sababta Puntland u qabqabanayso ajaanibta Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amarro culculus oo ka dhan ah dadka ajaanibta ah ee halkaas sharcidarrada ku jooga, iyadoo go’aankan lagu sheegay mid lagu sugayo amniga iyo xasilloonida deegaannada maamulkaas. Howlgalkan …

4th May 2025 admin
Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku guda jira howlgalka ciribtirka argagixisada ee Daacish, ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. …