Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Shiikh Cali Maax “Qof walba oo muwaadin ah waa ku waajib inuu taageero dagaalkaas ka socda Buuraha Cal-miskaad, naf iyo maalba waa in loo huraa”. – Khudbadda Masjidka Rowda ee Boosaaso. …

4th May 2025  admin  

Ciidamada Puntland oo guulo ka gaaray dagaalka Daacish Afhayeenka ciidamada Puntland, General Maxamuud Maxamed Faadhigo, oo ka hadlay xaaladda dagaalka ay ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Daacish, ayaa VOA u sheegay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay xaaladda …

4th May 2025  admin  

Waxaan u sheegaynaa madaxweynaha “Remote dalka laguma maamul karo”. Ina Faroole kabaha kula tuntay H Sheikh. “Remote dalka laguma maamul karo”. Ina Faroole waa siyaasi Puntland Kala wayn tahay Taraha. pic.twitter.com/3JocM4RBIj — Sakhiya O Salad (@SakhiyaSalad) February 6, 2025 …

4th May 2025  admin  

Dhawaqii maanta kasoo yeeray labadii isku sidkanaa ee Hogaanka Golaha Shacabka BJFS iyo OPM Somalia maxuu ahaa?. …