Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda gobolka Bari. Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf. …

3rd May 2025 admin
Mushkilad guud oo koronto la’aan ah oo ka dhacday dalka Sri Lanka, ayaa lagu eedeeyay daanyeer galay xarun koronto oo ku taalla koonfurta magaalada Colombo ee dalkaas. Korontada ayaa si tartiib ah dib loogu soo celinayaa dalka jasiiradda ah oo …

3rd May 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidamada Dowladda Puntland..Waxyaabo Badan ayaa inoo qabsoomay oo ay ka mid yahiin,,,, …

3rd May 2025 admin
Dawladda oo la wareegtay Guriga Hooyooyinka …