Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Sadax Ra’iisul Wasaare hore iyo Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka oo war culus soo saaray “Waxaan iska wareysannay xaaladda guud ee uu dalku maanta ku sugan yahay. Innagoo isla garannay in Dalka uu god mugdi ah ku sii socda, ficillada iyo …

18th May 2025  admin  

Siyaasyiinta Isaaq oo banaanka keenay sir qarsoonayd. Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa sir qarsoonayd oo u dhaxaysay Kooxda Khatumo iyo siyaasiyiinta USC iyo SNM banaanka keenay. Arintan qarsoonayd, hase ahaatee dadka …

18th May 2025  admin  

Xisbiga uu Hormuudka u yahay madaxweyne Culosoow oo caawa looga dhawaaqayo Muqdisho 1. Xasan Culusoow Guddoomiyaha ahna Musharraxa Ururka JSP 2. Xamza Cabdi Barre Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsheynta 3. Cabdicasiis Xasan Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Amniga iyo …

18th May 2025  admin  

Shir lagu qiimeynaya waxa u qabsoomay Soomaaliya kadib markii deynta laga cafiyay oo ka furmay Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee …