Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa kala qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, qaabilaadda qoyska Alle ha u naxariistee G/S Mukhtaar Axmed farah Qoryood iyo Cabdifitaax Axmed Faraax Qoryood, oo ku …

3rd May 2025 admin
Fallanqeyn: Ciidamada Puntland ma soo afjari karaan Daacish? Illaa 70 maleeshiyo oo Daacish ah iyo ugu yaraan 27 ka mid ah ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena way ku dhaawacmeen weerarro ismiidaamin ah oo kooxda Daacish …

3rd May 2025 admin
Bulshada Koonfur Galbeed ee gobalka Nugaal ayaa ku wareejiyay Guddiga Taakuleynta Ciidamada ee gobalka Nugaal 20 neef oo geel ah, oo ay ugu talagaleen ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland, kuwaas oo ku guda jira wajiga labaad ee Howlgalka ciribtirka …

3rd May 2025 admin
Mid ka mid ah Dadqalatooyinka oo isaga oo qarax dhigaya la qabtay …