Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Gaashaanle Gaagaaloow geerida ha gocon …

3rd May 2025  admin  

Gudiga Taakulaynta Ciidamada Dowladda Puntland oo uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Anna Gudoomiyaha Gudiga Saciid Jaamac Qorsheel oo ay Waheliyaan masuuliyiin ka tirsan Gudiga Gudoomiyaha Gobolka Bari Saraakiil ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa Gaaray Jiidaha Hore oo ay …

3rd May 2025  admin  

Hooyo Soomaaliyeed oo ka mid ahayd dadkii ku dhintay toogashadii ka dhacday Iskuul ku yaalla Sweden Dhammaan iskuulada waa in ay sameeyaan qorshe ay ku ilaalinayaan dadka aan loo ogolayn, sida ay dawladdu sheegtay Arbacadii, iyada oo waddanku uu isku …

3rd May 2025  admin  

Dad isugu soo baxay Munich oo gaari la jiirsiiyey Ugu yaraan 20 qof ayaa dhaawacmay kadib markii gaari uu ku jiiray dad isugu soo baxay magaalada Munich Khamiista maanta ah sida ay boolisku sheegeen, xilli magaalada koonfureed ee Jarmalka ay …