Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025 admin
Waa kuma guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika? Doorashadan ayaa looga baahnaa musharraxa guulaysanaya inuu helo laba meeloow saddex meelood afartan iyo lixda dal ee Afrika ee codaynaya. Waxaana la aada toddoba wareeg mar kasta oo hore loo kala bixi waayo.…

2nd May 2025 admin
Midig: Cali Aadan Lord (1915โMay 09, 1961), xildhibaan iyo wasiirkii arrimaha gudaha ee waddanka Kenya. Waxa uu ahaa Soomaaligii ugu horreeyay ee shisheeye xil u qabta, inta sooyaalkooda la og yahay. Patrick Muir Renison(March 24, 1911โNovember 10, 1965), xoghayihii …

2nd May 2025 admin
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ซ, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta ee mid ka mid ah masaajidda magaalada Boosaaso. Kadib salaadda, Wasiirku waxa uu kulamo gaar-gaar ah la yeeshay culimada masjidka iyo dadweynihii Muslimiinta ahaa ee …

2nd May 2025 admin
Alshabaabkii Waqooyiga Soomaaliya oo Hargaysa xaruntoosu tahay ayaa taageeray Daacish Muuqaalka hoose waa mar hore lagu qabtay Dadqalkan oo la maxkamadeenayo …