Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025 admin
Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kaydkii hubka Argagixisada iyo gaadiid iyadoo lagu dilay halkaasi xubnihii ku sugnaa ee ka tirsana Argagixisada …

2nd May 2025 admin
Masuuliyiin Ka Socda Dawlada Iyo Shacabka Galmudug Oo Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Soo Gaarsiiyey Takulo Ay Ku Garab Istaagayaan Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Ee Ku Jira Hawgalka Ciribtirka Argagixisada Ee Hilaaca …

2nd May 2025 admin
Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo loo haysto. …

2nd May 2025 admin
Waa kuma Abu Xafs Al-Hashimi Al-Qurashi, hogaamiyaha kooxda Daacish ee loo malaynayo inuu Soomaali yahay? Waxaa sii kordhaya tirada dalalka u malaynaya inay aqoonsadeen ninka maamula hawlgallada caalamiga ah ee kooxda argagixisada ah ee Daacish. Warbixin ay soo saartay kooxda …