Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Axmed Madoobe oo DFS ku eedeeyey xayiraad dhaqaale Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay siyaadaysay dhammaan wixii barnaamijyo horumarineed, dhaqaale, iyo kaalmooyin ah ee Jubbaland xaqa u lahayd, kuwaasoo ay bixiyaan dalalka …

1st May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad ee dhismaha waddada isku xireysa Cawsane iyo Hadaaftimo, oo qayb ka ah mashruuca ballaaran ee waddada Ceel Daahir – Ceerigaabo. Munaasabadda …

1st May 2025  admin  

Ehelka nin Soomaali ah oo uu Sacuudigu ku fuliyey xukun dil ah oo BBC-da la hadlay Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay qoraal ku saabsan fulinta xukun dil ah oo lagu fuliyey sida ay sheegtay “mid ka …

1st May 2025  admin  

Maxay tahay waanwaanta ay Kenya kadhexwado Dowladda Dhexe iyo Jubbaland? Wasiir Aadan Bare Ducaale ayaa sharxaya …