Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025 admin
Nin ku qeylinayay “Allahu Akbar” oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska Hal qof ayaa ku dhintay saddex saraakiil boolisna way ku dhaawacmeen weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay bariga magaalada Faransiiska ku taalla ee Mulhouse. Nin u …

1st May 2025 admin
Gudiga Taakulada Ciidamada Dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey Lacag taakulo ah oo kala waregeen jaaliyadaha Reer Puntland ee ku sugan wadamada Yurub America iyo Africa, iyagoona U mahadceliyey. …

1st May 2025 admin
Gawaaridii looga qabsaday SNM ayaa lagula dagaalamayaa Argagixisada Calimiskaas. Waa Guul labo Jibaaran SSC-Khaatumo 🇸🇴 security forces fighting against ISIS terrorists in Cal-Madow mountains 🏔️ with armoured vehicles captured from clan enclave secessionists “somaliland” in north-west Somalia. pic.twitter.com/aZgKvJDYuS — Àbyąn …

1st May 2025 admin
100 qof oo ka soo jeeda maamulka Isaaqland oo la waydiiyey cidda ay taageersan yihiin Daacishta iyo maamulka Puntland ee la dagaalamaya ayaa ku wada jawaabay inay Daacish raacsan yihiin. Taliye Indha yare o ay madaxda SNM aad u yaqaaniin …