Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ku dhawaaqay wejiga 3-aad we Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025. …

1st May 2025  admin  

Maxaa Dhici lahaa Niikadan iyo Nacamlayntan ka dhacaysay Muqdisho haddii ay ka dhici lahayd Hargayysa. Hadday intani Hargeisa ka dhici lahayd, cadaabahaa la is jiidhsiin lahaa. Bal tan maxaa lagu sheegi karaa ee aan ka ahayn munaafaqad aan caad saarnayn!…

1st May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Villa Somalia, kulanka labada hogaamiye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga …

1st May 2025  admin  

Boqorka muslimka ah ee ka codsanaya dadkiisa in aanay xoolo qalin ciidda Boqor Maxamed 6-aad ee dalka Morocco ayaa ka codsaday dadkiisa in ay ka qalashada ariga ee Ciidda Carafo ee sanadkan, sababo la xiriira hoos u dhaca weyn oo …