Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th September 2026  admin  

Labo Askari oo ku dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay Deegaanada Degmada Qandalla oo Bosaaso Lasoo Gaarsiiyey Labo Askari oo kusoo dhaawacmay dagaalkii Dawlada Puntland iyo Kooxda Daacish ku dhexmatay deegaanada Degmada Qandalla ayaa Goordhowayd Magaalada Bosaaso Lasoo gaarsiiyey. Labadan Askari ee …

8th September 2026  admin  

Guri ay iyagu leeyihiin ayeey Galeen oo gudaha ka soo  xirteen , guddi iyaga ahna waa  iska dhex xuleen , Gudoomiye iyagana ahna way iska dhex doorteen  , Gudoomiye hore oo Baarlamaana waa ugu hiiliyey caddalad daradan . Xaqdaraddi ay …

8th September 2026  admin  

Garoonkii 25 sano la sugayey in Diyaarado  ka soo degtaan,  ayaa hadda Xoolihii inay daaqaan loo fasaxay   ka dib markii la waayey diyaarad  Burco soo caga dhigata …

8th September 2026  admin  

Yaa bedelayaa Xildhibaankii dhowaan ku geeriyooday Garowe Dhowaan magaalada Garowe waxa lagu qaban doonaa doorsho loo tartamayo qofkii bedeli lahaa Xildhibaankii  dhowaan ku  geeriyooday  Caasimadda Puntland ee Garowe. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen beesha uu ka soo jeeday …