Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Xasan Culusoow oo afartii sano oo uu sida sharcigaga ah dalka ku hogaaminayey oo si dimoqraadiyadda loogu soo doortay inuu dalka Soomaaliya ku hogaamiyo Walaalnimo, Wadaninimo, caddalad iyo sinaan looga caal waayey Tuugnimo IYO Qabyaalad, waa adag tahay maanta oo …

30th April 2025 admin
Maxamed Cumar Carta. oo xubin ka noqday madasha Qaranka si uu xildhibaanadda Sool iyo Sanaag uGu gacan geliyo beeshiisa SNM Shirkii madasha Qaranka ee ka socday Muqdisho ayaa soo gebageboobey , waxaana lagu heshiiyey in Xildhibaanada ka mid noqonaya Aqalka …

30th April 2025 admin
Buuraha Calmdow ha loo daayo sida ay maanta tahay Gurigii ugu horeeyey ee laga dhiso Buura Calmadow Bulshada reer Maakhir oo afar qarni ka hor dabaqyo ka dhisanayey magaalooyinka Soomaaliya ee ku yaala xeebta badda Cas sida Laasqoray, Durduri, Cadcado …

30th April 2025 admin
Haddi Adeerkaa Cabdiqaasim dhulkan ku siiyey anigana adeerkay Xasan Sheekh ayaa digreeto ugu siiyey https://youtu.be/KAJsYk9-_wE …