Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025 admin
Ceebta qabsatay kooxdoii reer Maakhir soo qoysataye yaa kuu xiiraya? Kooxdii reer Maakhir ee loo samaystay Burburka Puntland ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, oo ayna haba yaraatee wax soo dhowayn ah kala kulmin madaxdii Dhulbahante ee Khaatumo iyo …

20th May 2025 admin
Maxaan ka ognahay faahfaahinta heshiiska baaritaanka shidaalka berriga ee Soomaaliya iyo Turkiga Turkiga iyo Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray baaritaanka shidaalka iyo gaaska ku jira berriga, kaasoo u damaand qaadaya hay’adda tamarta ee dawladda Turkigu maamusho inay hesho xuquuqda baaritaanka …

20th May 2025 admin
Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Haji Shanle oo ay wehelinayaan Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka iyo Masuuliyiin kale ayaa Daahfuray Barnaamijka iftiiminta iyo Nalaynta Bosaaso si kor loogu qaado bilic iyo Horumarka Magaalada. …

20th May 2025 admin
Fariinta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ku dhawaaqista Shirweynaha Caafimaadka Puntland halku dhigiisu yahay Maalgashiga Caafimaadka oo Garowe ka dhici doona 21-22 Bisha April-2025 …