Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Qalabkii lagu dhisi lahaa Jidka Barakaysnaa ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa la keenay magaalada Ceel daahi oo ah magaalada uu Laamiga galbeedka aadaya uu ka bilaabmayo …

3rd May 2025 admin
Gal-mudug oo Puntland iyo Mareykanka Ku Eedeysay Duqeyntii Saaka Ka dhacday Deegaanka Godo Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda. Mas’uuliyiin u hadlay Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Diyaaradaha duqeynta geestay ay ku …

3rd May 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Mashruuca dhismaha Jaamacadda Maakhir By: Maxamed Axmed Ciise Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 September, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Mashruuca dhismaha Jaamacadda Maakhir Eng. Majdi Abu …

3rd May 2025 admin
Cumar C/rashiid oo Fariin u diray Gudiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiran iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u …