Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025  admin  

Itoobiya oo ku dhowaaqday inay iska bixin waysay daynta Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya. …

5th June 2025  admin  

Maxaa lagu saleeyey go’aankii 17-ka xildhibaan lagala noqday baarlamaanka Puntland? Daawo Waraysi qaas ah oo Madaxweynaha SSC-KHAATUMO uu amuurtaasi uga faaloonayo. …

5th June 2025  admin  

Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Ayaa maanta u gudbiyey Guddiga Ansixinta iyo xallinta khilaafadka Golaha Wakiilada DPL Liiska Xildhibaanada ku metelaya Gobolka Sanaag iyo Haylaan. …

5th June 2025  admin  

Golaha Dhaqanka beesh Dhubahante ayaa sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada cusub ee baarlamanka Puntland. …