Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

====Madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo maanta booqday xaafadda Soomaalidu dagto ee Islii, ayaa ballanqaadyo u sameeyay dadka Soomaaliyeed. …

29th April 2025  admin  

Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya? Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa VOA-da u sheegay in boqolkiiba toddobaatan la dhameeyay …

29th April 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa Baaqnamadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay maanta Degaanka Dureera, Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha ayaa Booliska gobolada Sanaag iyo Haylaan ku adkeeyey …

29th April 2025  admin  

Dooxada Dureera ee hoos tagta degaanka Damala xagare ee Degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa maanta dagaal wuxuu ku dhex maray labo beelood oo walaalo ah oo ka soo wada jeeda Beelwaynta Warsangeli. Dagaalkan ayaa sida la sheegay waxa ku …