Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025 admin
War-saxaafadeed “DFS waxa ay aad uga xuntahay tallaabooyinka Maamulka Somaliland ee ka dhanka ah Warbaahinta iyo dadweynaha” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo …

30th May 2025 admin
Banaan baxan oo lagu taageerayo Guusha madaxweyne siciid cabdilaahi deni uu mar kale ku guulaystay madaxtimimada Puntland ayaa ka dhacay degmada badhan ee gobolka Sanaag. …

30th May 2025 admin
Madaxweyne Den oo aqalka Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Madaxwayne ku-xigeenka Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Gudoonka Golaha Wakiilada Dawladda Puntland. …

30th May 2025 admin
Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Den …