Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Masar kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan Xildhibaannada labada Aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay …

6th June 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda Maamulka SSC Khaatumo LaasacaanodMadaxwaynaha ayaa inta u halkaasi ku sugan yahay la kulmi doona Maamulka SSC Khaatumo ,Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada SSC Khaatumo. …

6th June 2025  admin  

Dadka hawlgabka noqdo ee Soomaaliya ‘oo lacag heli doona’, sharci la ansixiyay ayaa damaanad qaadaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyey hinde Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya kaas oo hore uga soo gudbay aqalka …

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Masar oo wada jir uga hadlay xaaladda Gobalka  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka …