Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay qaar kamid ah Madaxda u timid munaasabadda caleemasaarka. …

7th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayid ee Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho oo ay maalgeliso Dowladda Isutagga Imaaraadka …

7th June 2025  admin  

Koobka Qaramada Afrika: Sawirka hadalheynta dhaliyay ee garsooraha Soomaaliga iyo cayaartii Aljeeriya iyo Mauritania Xulka Mauritania ayaa xalay cagta mariyay kooxda Algeria cayaartii Koobka Qaramada Afrika ee lagu qabtay Garoonka Stade de la Paix, magaalada Bouake ee dalka Ivory Coast.…

7th June 2025  admin  

Madaxwweyne Culusoow oo la kulmay Sarkaalkii la doonayey in Darajadiisa la bililiqaysto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada cirka dalalka Soomaaliya ee ka qalin jabiyay Kulliyadda Al-saciim ee Ciidamada Cirka dalka Qatar. Madaxweynaha oo dhammaan …