Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Meta ayaa raaligelin ka bixisay inay ku dartay liiska “argagixisada” qaar ka mid ah isticmaalayaasha Instagram-ka oo isku tilmaamay inay yihiin Falastiiniyiin. Meta waxa ay sheegtay in ay xalisay mushkilado “kuwaas oo muddo kooban sababtay fasiraado aan habooneyn oo laga …

25th February 2025 admin
Faahfaahinta wiil yar oo Galkacyo lagu kufsaday oo maydkiisa jawaan laga dhex helay Jimcihii aan soo dhaafnay oo ay taariikhdu ahayd labaatanka bisha October, xilli fiid ah waxaa ka dhacay magaalada Galkacyo dhacdo argagax leh, taas oo wiil yar oo …

25th February 2025 admin
War-saxaafadeed uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Mustaqbal oo hadda soo baxay ayaa lagu qaadacay go’aannada ay gaareen Sincad iyo Ifiye. Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa ku cad in Xisbiga Mustaqbal uu qeyb ka ahayn talooyinka go’aanadaas. …

25th February 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u amba baxay dalka Mareykanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gelinkii dambe u ambabaxay magalada Washington DC ee dalka Mareykanka. Guddoomiye …