Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo qaabilay Safiirka Norway ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen …

24th February 2025  admin  

Suldaan siciid Suldaan Cabdisalaan iyo sida Carmale loogu soo dhoweyey Suldaanka beelaha Soomaliyeed Suldaan Siciid Cabdisalaam, oo la filayo inuu dhowaan ISimada Puntland kula kulmo magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kormer ku tegay magaalada Carmale. …

24th February 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay u sharraxan tahay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Afrika.Qaaraddu hadda waxa ay leedahay saddex kursi oo aan joogto ahayn oo ay kala haystaan ​​Mozambique, Algeria iyo …

24th February 2025  admin  

Wasaaradda Maaliyadda DPL ayaa maanta Golaha Wakiillada u soo gudbisay miisaaniyadda sanadeedka 2024, taas oo dhan ($387,550,700), iyadoo sannadkan ay korodhay 3%. …