Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025 admin
Senator Omar Fateh oo afur wadareed ku casuumey muslimiinta Minnesota sanadkii shanaad. …

29th April 2025 admin
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shirweyne caalami ah uga qayb-galay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbiajan, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah, isaga oo geeyay arrimaha isku hayaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.…

29th April 2025 admin
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in uu yahay siyaasi hurinaya isir-naceyb. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa bayaan uu Jimcihii soo …

29th April 2025 admin
Hawlgalkii maanta Ciidanku ku dilay labo Argagixiso Daacish ah, isla markaana ay ku qabsadeen Gawaari, Mootooyin , Hub , sahay iyo Agabkale . …