Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
23rd December 2024 admin
Arin aan Soomaaliya aan horay loogu arag oo ka baxsan dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ayaa lagu arkay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Dhacdadan foosha xun ee aan horay Soomaaliya uga dhicinh ee ah in haween ka tirsan maamulka …
23rd December 2024 admin
Maamulka Suuriya oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii …
23rd December 2024 admin
Maxaad kala socotaa Shanta madaxweyne ee Afrikaanka ah ee la dilay ka dib markii la afgambiyay? Sida wadamada kale ee aduunka, qaarada Afrika kama aysan badbaadin inqilaabyada rayidka iyo militariga. Laakiin mararka qaarkood afgembiyadani waxay horseedaan in la dilo madaxdii …
23rd December 2024 admin
Muhiimadda ay leedahay shahaadada ay UNESCO guddoonsiisay Ugaaska beesha Ciise Munaasabad lagu qabtay magaalada Dirir-dhaba ee dalka Itooboiya ayaa maanta shadaado lagu gudoonsiinayay ugaaska beesha Ciise, kadib markii dhawaan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ay si rasmi …