Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th February 2025 admin
Guddoomiyaha KMG AH ayaa Mudaneyaasha u qaybiyey habraaca Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Xasan Cabdalla Xasan ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda …

19th February 2025 admin
Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ayaa soo saaray Xeer ku aaddan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Dowladda Ethiopia. …

19th February 2025 admin
Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib kulan …

19th February 2025 admin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo si adag uga hadlay Damaca Itoobiyaanka The agreement signed by Ethiopia with Somaliland today is a serious concern for Somalia and the whole of Africa. Respect for sovereignty and territorial integrity is the …