Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/GC1pm5vXcAAnUNc-624x416.jpg)
12th February 2025 admin
Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka yeeshay is-afgarad ku sheega dhexmaray maamulka Somaliland iyo Dawladda Itoobiya oo xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya. Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/GC1I0lAXwAAHCdb-624x416.jpg)
12th February 2025 admin
Madaxweynaha qiito kama muuqan wuxuu u arkaa nin oo seexday Ugu horrayn waxqan Bogaadinayaa Go'aanka Madaxda Qaranka ee ay ku caddeeyeen Mowqifka Dowladdeena ee ka dhiidhinta xadgudubka Itoobiya. Hadaba aniga oo la dareen ah Madaxda dadka Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/GBuoG1TWMAAii2r-624x416.jpg)
12th February 2025 admin
Waxaan rabaa inaan u xaqiijiyo Ummadda Soomaaliyeed in ay naga go’an tahay difaaca dalkeena Waxaan rabaa inaan u xaqiijiyo Ummadda Soomaaliyeed in ay naga go'an tahay difaaca dalkeena. pic.twitter.com/MwOVRgIZkv — Hamza Abdi Barre (@HamzaAbdiBarre) January 2, 2024 …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/415934932_685200470457571_5323283378272310677_n-624x490.jpg)
12th February 2025 admin
Guddoomiyaha KMG AH ayaa Mudaneyaasha u qaybiyey habraaca Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Xasan Cabdalla Xasan ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda …