Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
WARAYSI XILDHIBAAN PUNTLAND, MR. KULUC: “Puntland ayaa innaga badan; reer Sanaag ma rabo in ay noqdaan Kurdiyiin, reer Khaatumona waxa aan uga digayaa jidkii Asmara…dimuqraadiyada Somaliland anaa bilaabay …

19th May 2025 admin
Guddiga gacanta ku haya mooshinka Aadan Madoobe oo sheegay in aysan ka laaban doonin go’aankooda DEG DEG: Guddiga gacanta ku haya mooshinka Aadan Madoobe oo sheegay in aysan ka laaban doonin go’aankooda. @Golaha_shac_JFS pic.twitter.com/ASH2qzdcSM — MUFASA (@abdi_fahad95386) April 29, 2025…

19th May 2025 admin
XIRITAANKA GOGOSHA NABADEYNTA BEELAHA BAH-OGAYSLABE IYO MUXUMUD EE GOBOLKA SANAAG. Ceelbuuh: April 29, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo Wasiir ku xigeenka Mudane Cabdiraxmaan Khaliif Faarax ayaa ka qaybgalay xiritaanka gogosha nabadeynta …

19th May 2025 admin
Waa kuma Mark Carney, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Kanada? Madaxii hore ee Bangiga England, Mark Carney, oo bishii hore loo dhaariyay inuu noqdo Raysal wasaaraha Canada ka dib markii uu ku guuleystay doorashadii Canada si uu u noqdo ra’iisul wasaaraha …