Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/OIF-2.jpg)
11th February 2025 admin
Iran oo dhisanaysa afar warshad oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka Iran ayaa bilawday dhismaha afar wershedood oo kale oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, kuwaas oo ay ka dhisayso dhinaca Koonfureed ee dalkaasi. Wershedahan ayaa la filayaan inay soo saaraan tamar …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/422045452_403464402210062_5658433666607841817_n-624x832.jpg)
11th February 2025 admin
Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo ku geeriyootay Muqdisho axaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah. Sida ay ehelladeeda sheegeen, …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/FB_IMG_1706820473498-1200x630-1-624x328.jpg)
11th February 2025 admin
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adaha QM ee ka howlgala dalka Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/FB_IMG_1706729412679-1200x630-1-624x328.jpg)
11th February 2025 admin
Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera …