Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th February 2025  admin  

Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC. Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood …

11th February 2025  admin  

Waxaa foodda nagu soo haya mowsimka Xajka ee sannadkan oo dhowr bilood ay naga xigaan, waxaana durba la bilaabay hawlaha loogu diyaar garoobayo. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo guddiga Arrimaha Xajka ayaa sannadkan shaaciyey khidmada lacageed ee …

11th February 2025  admin  

Wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis isugu jira mid difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ayadoo, sida la sheegay, ‘sare loogu qaadayo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal ka dhaxeeya iyo deganaanshaha gobolka’. Yasar …

11th February 2025  admin  

Hoggaanka maamulka Awdal ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho si ay ulla kulmaan Dawladda Federaalka. Hadaba, Dawladda Federaalka ayeey tahay in ay wax la qabato maamulka Awdal si hadafka SNMta iyo gooni goosatadda meesha looga saaro. …