Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th February 2025  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Booqashada madaxwaynaha ayaa ku saabsan taageero uu raadinayo wax ka beddelka dastuurka taas oo uu kala kulmay diidmo ku aadan habka uu u doonayo in uu u ansixiyo iyada oo ay ka …

11th February 2025  admin  

Ilo ka tirsan ha’yadda duulista rayidka Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliland ay qaaday dhawr tallaabo oo ay ka mid yihiin in ay shiday qalabka VHF oo ah mid loo isticmaalo in lagula xariiro diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya kaas …

11th February 2025  admin  

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY SARAAKIISHA WALAALAHA IMAARAATKA EE KU GEERIYOODAY WEERARKA MUQDISHO Muqdisho, Feberaayo 10, 2024; Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay …

11th February 2025  admin  

Askari ka tirsan ciidan tababar uu uga socday xeradda Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa laayey saraakiil iyo ciidankii kale, ciidanka la laayey ayaa waxaa ku jira saraakiil ka socday dalka Imaaraadka. Inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay 17, waxaana dhaawacantay in …