Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WAKIILKA ARRIMAHA SIYAASADDA IYO XIRIIRKA CAALAMIGA AH. Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 20-ka Luulyo 2024, kuna saabsan magacaabid Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo …

18th May 2025  admin  

Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya? Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa waxay heshiis baaris shidaal ah la saxiixatay dawladda Turkiga kaas oo uu Turkigu shidaal ka baari doono saddex aag …

18th May 2025  admin  

Isra’il oo duqeysay magaalada Xudeyda ee Yemen Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee Isra’il Sabtidi shalay duqeeyeen dekadda magaalada Xudeyda ee dalka Yemen. Weerarkan ayaa yimid, …

18th May 2025  admin  

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Golaha ayaa kulanka aan caadiga ahayn ee caawa ku soo saaray Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga Hubka iyo …