Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th February 2025  admin  

Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya saameyn maku yeelan karaa kii is afgarad ee Itoobiya iyo SNM Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arbacadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dhiggeeda dalka Turkiga, kaas oo ku …

10th February 2025  admin  

Sida uu u dhacay dilka Imaamkan Soomaaliga ah ee meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaal Ingiriiska Imaam si weyn looga ixtiraami jiray magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa lagusoo warramayaa in lagu dilay isla magaaladaasi, iyadoo qof loo xiray …

10th February 2025  admin  

Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashiga difaaca ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha …

10th February 2025  admin  

Wafdi ka socdo Jaamacadda Carabta oo soo gaaray Muqdisho Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa waxaa si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Xamza …