Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinaha oo lagu arkay meel u dhow Maraykanka Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinuhu inay ku soo dhowaadeen xuduudda hawada sare ee Maraykanka gaar ahaan agagaarka xeebaha gobolka Alaska. Xoghayaha difaaca …

18th May 2025  admin  

Jaaliyadda Maakhir ee Toronto iyo soo dhowayntoodii Xildhibaakooda Aqalka sare Xildhibaanka aqalka sare ee gobolka Sanaag ayaa lagu so dhoweeyey magaalada Toronto ee dalka Canada. Huteelka weyn ee lagu magcaabo Delta ee ku yaala galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada, …

18th May 2025  admin  

Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey 4 Saac ka hor Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo …

18th May 2025  admin  

WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DOWLADDA PUNTLAND OO U HAMBALYEEYEY GOLEYAASHA DEEGAANKA 3-DA DEGMO EE LA DOORTAY. “Waxaan u Hambalyeynayaa Xildhibaanada kusoo baxay Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka, shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay arrintani u tahay yididilo ku dayasho mudan.…