Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Xil Cali Mahdi”Beri yaa damaand qaadaayo hadii Hubkale oo sharci daro ah uu dalkeenna soogalo maadam… …

18th May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe …

18th May 2025 admin
Ninka uga Sareeya Sirdoonka Ethiopia isaga oo iska socda ayaan maalin dhaweed ku arkay Gudaha Xalane “Xildhibaan Gen Bashiir Ameeriko …

18th May 2025 admin
Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay wasiiro cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku …