Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Turkiga iyo Masar oo sheegay in ay isku raaceen ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya Kualan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay …

18th May 2025 admin
Waa kuma Tim Walz? Xamse warfaa oo la soo shaqeeyey ayaa innoo sharaxaya Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Dimoqraadiga Kamala Harris ayaa u dooratey Tim Walz oo ah gudoomiyaha gobolka Minneasota inuu noqdo madaxweyne kuxigeenkeeda. Tim Walz ayaa kala qeybali doonaa …

18th May 2025 admin
Ra’isulwasarahi Bangladesh Sheekh Xasina oo dalka isaga carartay Ra’iisul-wasaaraha dalka Bangladesh Sheikh Hasina ayaa Isniinti shalay is casishay kaddibna dalka isaga carartay, kaddib laba todobaad oo ay Bangladesh ka socdeen dibadbaxyo uu dhiig badan ku daatay oo looga soo horjeeday …

18th May 2025 admin
Ninkii 50 ka sano isbitaalka ku jiray isaga oo aan wax xanuun ah qabin Nin lagu magacaabo Charles Esler ayaa waxa uu isbitaal ku jiray muddo 50 sano ah isaga oo aan wax xanuun ah sidaas u wayn aan qabin.…