Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Golaha Wasiirrada, ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda …

18th May 2025  admin  

Midawga Afrika oo sameeyey hawlgal cusub iyo Masar oo ciidamo ku biirinaysa War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee …

18th May 2025  admin  

Maxaad ka taqaan hogaamiyaha cusub ee Bangladesh ee haysta abaalgudka Nobel Ninka heysta billadda nabadda Muhammad Yunus – oo muddo dheer ay siyaasadda isku hayeen raysal wasaarihii baxsatay ee Bangladesh Sheikh Hasina – ayaa loo magacaabau hoggaamiyaha ku meel gaarka …

18th May 2025  admin  

Muqdisho, Talaado 6 Agoosto 2024 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo …