Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Maxaa ka jira in Pakistan ay gantaalo casri ah siisay Iran? Wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan ayaa beenisay warbixin uu qoray wargeys ka soo baxa Israa’iil oo sheegayay in Pakistan ay gantaallada Shaheen-3 siin doonto dalka ay deriska yihiin ee Iran, …

17th May 2025  admin  

Wasaarada Caafimaadka Dawladda Puntland Saciid Jaamac Qorsheel ayaa hoyga uu ka daganyahay Gaalkacyo ku qaabilay waxgaradka Galmudug, wasiirka oo ka mid ahaa wafdigii Madaxweynaha ee gaaray Gaalkacyo. Wasiirka ayaa waxgaradka ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada Galmudug kala hadlay Nabadeynta beelaha Walaalaha ah …

17th May 2025  admin  

2024Qaar ka mid ah dadkii abaabulay rabshadihii ka dhacay Britain oo la xukumay Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa xabsi ku xukuntay saddex nin oo lagu eedeeyay qulubkii rabshadaha watay intii ay socdeen abaabullaadi ka dhanka ahaa dadka soogalootiga …

17th May 2025  admin  

laba nin oo Somali ah oo lagu eedeeyey inay ku biirayeen ISIS oo lagu maxkamadaynayo Maraykanka Xafiiska xeer ilaalinta ee gobolka Arizona ee dalkan Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyey laba muwaadin oo u dhashay Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyey inay …