Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Maalmihii ugu danbeeyey magaalaada Ceerigaabo,ee gobolka Sanaag waxa la socday dilal ku salaysan aano qabiil oo siyaayiinta qaarkood ay hadda u arkaan fursado siyaasadeed oo ay kaga faaiidaysan karaan sheegashada Ceerigaabo in beel ahaan gaar u leeyihiin. si fikraddas guracana …

17th May 2025 admin
Puntland oo qabatay Xubno loo malaynayo inay Daacish/Al-Shabaab yihiin iyo hub aan hore loo aqoon Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen xubno ay ku tilmaameen inay ka tirsan yihiin Al Shabaab ama Daacish, iyo hub …

17th May 2025 admin
Sannad ka dib waa sidee Goojacadde iyo xaaladda Laascaanood Ml Muddo sanad ah ayaa kasoo wareegtay markii ciidamada Khatumo ay la wareegeen saldhiggii Milateri ee Goojacadde ee ay fadhiyeen Ciidamada Somaliland, maalintaas oo ku beegneyd 25 August 2023 . Haddaba …

17th May 2025 admin
Waxa ka ogoow safarka barashada af Soomaaliga ee raggaan carbeed Soomaaliya oo ah dal ka soo kababaya ayaa ka mida dalalka haddana marti galiyey qaxooti badan oo dalalkoodu xilligan ay colaaddo ka taagan yihiin kuwaas oo naf biday inay magaalooyinka …