Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/04/9afa5ae0-f981-11ee-a9f7-4d961743aa47.jpg)
7th February 2025 admin
Faahfaahinta weerarkii ka dhacay Australia iyo ninkii ka dambeeyay agaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/04/435988998_438451958586744_7673483892737981024_n-624x416.jpg)
7th February 2025 admin
Kulankii madaxda beesha Abgaal ee Guriga Macalin weli ee Nairobi oo laysku afgaran waaey. …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/04/022a0000-0aff-0242-ad31-08daf400df72_cx0_cy9_cw0_w1597_n_r1_st_s-624x351.jpeg)
7th February 2025 admin
Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya. …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/04/436431686_1001842334636321_1788047628558290345_n-1.jpg)
7th February 2025 admin
Yaa ka danbeeya in Dastuurka Soomaaliya wax laga bdelo habeen madow oo aan cidna wax laga waydiin Waa arooskii Saadiq John oo kaligii taliyaha Jabuuti ku amrayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow inuu kala diro madaxda maamul goboleedyada oo sidiisa oo …