Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Hadal Jeedinta :Ciise Maxamed Muuse ayaa ka hadlay kulanka Jaaliyadda Reer Puntland Ee Ku Nool Dalka Canada ayaa kulan Soo dhawaynah usameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa oo uu weheliyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda …

15th May 2025  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta furay shirka dib u eegista xogta cudurka HIV Aids, shirka oo soconaya laba maalmood ayaa dib loogu eegayaa wixii laga qabtay cudurka HIV Aids 3dii bilood ee la soo …

15th May 2025  admin  

GUDDIGA MIISAANIYADDA, MAALIYADDA, QORSHEYNTA ISKAASHIGA CAALAMIGA IYO LA XISAABTANKA HAY’ADDAHA DOWLADDA EE GOLAHA SHACABKA OO KORMEER KU TAGAY DEKADDA MUQDISHO. Muqdisho-Soomaaliya September,29,2024: Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iskaashiga caalamiga iyo la xisaabtanka hay’addaha dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya …

15th May 2025  admin  

Waa kuma Haashim Safi Al-Diin – Ninka beddeli kara Nasrallah? Haashim Safi Al-Diin, oo ah ninka beddeli kara Hassan Nasrallah, hoggaamiyihii ay ilmo habreedka ahaayeen ee Xizbullah, waa mid ka mid ah xubnaha ugu caansan Xizbullah, wuxuuna xiriir dhow la …