Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2025  admin  

Isaaqland oo gudaha iyo dibaddaba ka wadda olole ay ku diiddan tahay tegitaanka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee laascaanood Horjoogaha Isaaq Cabdiraxmaan Daahir Aadan oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi …

28th April 2025  admin  

MADAXWEYNAHA OO QAABILAY TALIYAHA HAWLGALADA GAARKA AH EE MARAYKANKA EE BARIGA AFRICA. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho …

28th April 2025  admin  

Saynab Yaasiin: Weriye laga diiday inay xijaab xirato oo iska casishay telefishin caan ah iyo dood ka dhalatay Go’aan iscasilaad ah, bayaan rasmi ah, iyo falcelin caro leh oo baraha bulshada laga bixiyay… Waa sida wariye Saynab Yaasiin ay uga …

28th April 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Dhakhtarad Maryan Jamac Yusuf ayaa ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka Sanaag Allah Ha U Naxriisto Mamo Dr’s Maryan Jamac Yusuf Oo Ahayd Midwife Mudo 40sano Ka Badan Kamid Ahayd Bahada Caafimadka Degmada Badhan Waxan Ugu …