Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Madaxweynaha Cameroon oo la baadi goobayo halka uu jaan iyo cirib dhigay Madaxweynaha Cameroon wuxuu ku jiraa xaald “caafimaad” oo heer sare ah, saraakiisha sarsare ayaa sidaasi ku adkaystay kaddib markii laga waayey fagaarayaasha bulshada muddo dheer taas oo dhalisay …

15th May 2025  admin  

Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan ‘isku moddo kororsi’ Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada haya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal ay si wadajir ah u …

15th May 2025  admin  

Waa kuma madaxweynaha cusub ee loo magacaabay dalka Itoobiya? Danjire Taye Atsiksilase oo ahaa wasiirkii arimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxaa loo magacaabay xilka madaxweunaha dalka Itoobiya. Danjire Taye ayaa xilka madaxweynaha loogu magacaabay furitaanka kalfadhi wadajir ah oo …

15th May 2025  admin  

Maxaad ka taqaanaa Cabdiraxmaan Shuuke wasiirkii qaybta ka ahaa dajinta manhajka waxbarashada Soomaaliya? Waxaa galinkii danbe ee shalay magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u raxmadee Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan ‘Shuuke’ oo soo noqday wasiirkii waxbarashada dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan waxa …