Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Abdirahman Duale Beyle, oo ka mid ahaa golihii wasiirada dawladdii Farmaajo kuwooda ugu muss maasaq badnaa ayaa hadda sheegay inuu ka mid yahay falaagada Soomaaliya diidka ah Former #Somalia Finance Minister Abdirahman Duale Beyle STUNS by joining #Somaliland’s opposition …

15th May 2025  admin  

Madzxweynihii Soomaaliya oo dawladdiii Soomaaliya ka dhigtay Saldanada Abgaal leedahay oo isagu Suldaan ka yahay. Madaxweynha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo awooddii xafiiska u ku fadhiyo, deeqihii calamka u isticmaalayey sidii u bur burin lahaa maamulka Puntlnad isaga isticmaalya Cada qaatayal …

15th May 2025  admin  

Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee Itoobiya? Raii’sul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Dr Gideon Timothy u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiirrada. Kahor inta aan loo magacaabin Wasiirka Arrimaha …

15th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Cabdi fataax Cabdulaahi Cabdiraxman intaanu dhiman ma ogaa waxa uu ku salaysan yahay mudaharaadkii isaga iyoo caruurtii la midka ahaa ee maanta degmada Badhan ku banaan bxayey oo isaga lagu dilay Cabdiraxmaan wuxuu ka soo jeeday …