Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland ayaa maanta Warshad Oxygen gaysay Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan. Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaraadda Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayna ku wehelinayeen wasiiru-dawlaha Ahmed Shiikh Farax, lataliyaha Madaxweynaha Caafimadka Dr Abdirahmaan Siciid Gacamey, Agaasimaha Qorshaynta …

15th May 2025 admin
Puntland wey noo yeertay waana tageynaa deegaanada Puntland, Duruufta iyo xaalada dalka uu ku sugan yahay waad u jeedaan arimo wadatashi ayaana u baxeynaa”. Xildhibaanada Puntland ku metela Golaha Shacabka …

15th May 2025 admin
الأمير Abdi casii Maxamuud Suldaan Cabdisalaam Garaad MaxamuudCali Shire , ayaa si adag ula hadlay koxda Maakhirta Buulo xuubey ee mashruuca bur burinta Puntland iyo in beelaha wada dhashay ee walaalah madaxa laysugu gelin lahaa Pr Cabdis …

15th May 2025 admin
Xidhibaankii ay balan qaadka u sameeyeenn koox ka soo jeeday Beesha Hawiye oo caawa Wasiir loo magcaabay. Xildhibaan Maxamed Axmed Adan Geesod, oo laga soo doorto gobolka Hayland , kana mid ah koox siyaasiyiin reer Puntland ah oo Cali Xoosh …