Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th February 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel iyo Xildhibaan Faysal Wahaabi. Madaxweynaha Dowladda Puntland …

7th February 2025  admin  

Warbaahinta rasmiga ah ee Iran ayaa ku warrantay in diyaarad helicopter ah oo uu la socday madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ay si degdeg ah u degtay Axadii, iyadoo aan faahfaahin laga bixin. Wakaalada wararka ee jamhuuriyada islaamiga ah ee Iran …

7th February 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo ” QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA Qodobbada ka soo baxay shirka aan loo …

7th February 2025  admin  

Isma hurin karnoo hilbo wada dhashiyo iyo hayb quraynu nahay Harti nimaan aqoon ayaa yidhaa hadalka qaarkiis. Ninkii aniga iga maarmi kara uma muraad sheegto.👇 https://t.co/Ihll8CWnGy pic.twitter.com/DLAwCbZVTf — Mohamed Hassan (@Mohameddharoor) May 18, 2024 …