Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
7th February 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, wuxuu Shirka Jiheynta ka sheegay in Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo dhismaheeda qeybta u horeysa ee illaa Hadaaftimo la Qorshaynayo in uu dhammaado inta sanadka ka harsan, Sidoo kalena diyaarinta dhammaan Agabka farsamo ee loo …
7th February 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO KA QEYBGALAY AAS QARAN OO LOO SAMEEYAY AHUN XILDHIBAAN CALI AXMED MAXAMUUD OO KA TIRSANA GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka …
7th February 2025 admin
Waa kuma ninka awoodda badan ee bedelaya Madaxweynihii geeriyooday ee Iiran? Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli, ku xigeenkiisii koowaad ayaa la wareegaya xafiiska madaxweynaha dalka, …
7th February 2025 admin
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa mas’uul Israa’iili ah ayaa sheegtay in dalkaas aanu ku lug lahayn burburka diyaaraddII helicopter-ka ahayd ee ay ku geeriyoodeen madaxweynihii Iran Ibraahim Ra’iisi iyo mas’uuliyiin kale oo wasirkii arrimaha dibadda uu ku jiray.…