Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2025 admin
Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Haji Shanle oo ay wehelinayaan Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka iyo Masuuliyiin kale ayaa Daahfuray Barnaamijka iftiiminta iyo Nalaynta Bosaaso si kor loogu qaado bilic iyo Horumarka Magaalada. …

28th April 2025 admin
Fariinta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ku dhawaaqista Shirweynaha Caafimaadka Puntland halku dhigiisu yahay Maalgashiga Caafimaadka oo Garowe ka dhici doona 21-22 Bisha April-2025 …

28th April 2025 admin
DHISMAHA HAY’ADDA AQOONSIGA DADWEYNAHA PUNTLAND (PID). Boosaaso: 09 April 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 04 ee 9-Ka April 2025 kuna saabsan Dhismaha Hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID). Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu …

28th April 2025 admin
Nin tuugsada oo la yaqaano inuu tuugsado ayaa safiir laga dhigay….. …